Ciidamada PSF oo soo bandhigay Muuqaalada Dagaalyahano Ajnabi ah oo Daacish ku biiray (Sawirro)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay difaaca maamulka Puntland ayaa dhawwaan howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen rag ajaaniib ah oo la sheegay in Puntland u yimaadeen ku biirista kooxda Daacish. Raggan ajaaniibta ah oo u dhashay Qowmiyada Aromada Itoobiya ayaa gobolka Bari u yimid sidii ay ugu biiri lahaayeen … Continue reading Ciidamada PSF oo soo bandhigay Muuqaalada Dagaalyahano Ajnabi ah oo Daacish ku biiray (Sawirro)